Akhriso:-Dowladda Somaliya oo Qaraxii dhacay Dowladda Hoose ka soo saaray Baritaan Hordhac ah.

13

Wasaaraddda Amniga Somalia ayaa soo saartay Natiijo hor dhac oo ku saabsan Qarixii Dowladda Hoose ee Muqdisho.
Wasaaraddu waxay shaacisay in Qofka is qarxiyay ay ahayd Haweeneey Indhool ah oo ka shaqaynaysay Xarunta Gobalka Banaadir.
Sidoo kale waxay Wasaaraddu cadaysay inay jiraan dad loo soo xir xiray arrintaan.