KISMAAYO’ Waxaa ka Taagan Loolan Adag oo dhanka Dorashada Madaxtinimada Maamulka Jubbaland,

208

Magaalada Kismaayo Xarunta ku meel Gaarka Maamulka Jubbaland ayaa wax Ka Soconaya Shirar badan oo ku saabsan Arimaha Dorashoyinka  Maamulkaas oo dhawaan la filayo in halkaasi ka socodo Dorashada Madaxtinimada Jubbaland,

Madaxweyne hore ee Xilkiisu dhamaaday ayaa waddo olale xoogan oo dib ugu soo naqano halka Arintaasi ay ka soo hor jeedaan Masharaxinta Dooneysa  ay utarmataan Xilka Madaxtinimada Jubbaland

waxaana jirra Gudiyo Dorasho oo labada dhinac ay magacaabeen islamarkaana ay jecel yihiin in musharax kasta uu awood buuxda ku yeesho Gudiyada kala duwan ee isbar bar yaacaya.

Madaxda Dowladda Somaliya ayaa dhankooda ayaguna doonaya in ay Dorashada Maamulkaas ay awood buuxda ku yeesheen si madaxweyne Danahooda ku shaqeeya uu halkaasi oga soo baxo,

Hogaamiye Ahmed madoobe ayaa hada heysta awooda ugu badan ee Magaalada Kismaayo ee Dhanka Olalaha Dorashada Madaxtinimada Jubbaland,