SAWIRO:- Dhuusa Mareeb Shir looga Hadlayay Xaqijinta Amniga Galmudug

20

Kulan Qado Sharaf ah oo muhiimadiisu aheyd Isbarasho iyo Wadashaqeyn ayaa Taliyaha Qaybta 21aad G/Sare C/Casiis Cabdulaahi cabdi “Qooje” u Sameeyey Saraakiisha Dhowaan uu Dalacsiiyay Madaxweynaha Dalka Mudane Maxamed Claahi “Farmaajo

Kulanka waxaa ka Qayb Galey Taliyaha Nabadsugida Hubeysan ee Somalia Xerow oo ah gudoomiyaha Gudiga Amniga ee Caasimada Galmudug _Dhuusamareeb iyo Taliyaha Guutada 15aad General Mascuud Maxamed Warsame .

Waxaana inta kulanka uu socoday ay Saraakiisha ka qeyb Gashay isla meel dhigeen Sidii Loo Xaqijin lahaa Amaanka Guud Ee Degaanada Galmudug.