Ciidamada Dowladda Somaliya oo Dhaq dhaqaayo Dagaal ka wadda Shabeelada Hoose.

15

Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee DANAB ayaa saakay waxaa ay dhaq dhaqaaqyo Ciidan ka wadaan tuulooyin hoostaga degmada Awdheegle ee gobolkaas, halkaas oo dhawaan ay ciidamadu kala wareegeen Al-Shabaab.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa ay sheegeen inay wadaan howlgallo kale oo ay ku doonayaan inay Shabaab uga saaraan tuuloyinka kale ee hoostaga Awdheegle,isla markaana howlgallada ay noqon doonaan kuwa aan joogsan doonin.