Deg deg Abdirahamaan Abdishakuur oo Maanta Gaaray Magaalada Hobyo.

13

Gudomiyaha Xisbiga wadajir Abdirahamaan Abdishakuur Warsame iyo wafdi uu Hogaaminaayo ayaa hada Gaaray Magalada Hobyo Ee Gobolka mudug.
Waxaana Halkaasi ku soo Dhaweyey Maamulka iyo Bulshada Magaaladaas.

Abdishakuur Warsame iyo Wafdigiisa ayaa si rasmi ah ugu Biiraya Shirka Wadatashiga Nabdeynta Hobyo kaasi oo Hada Meel Wanagsan marayaa.
Waxaana la rajeynayaa in uu Shirkaas Maalmaha Soo Socoda  uu xirmo.

Goor dhow filo sawiro iyo muqaalo.