SAWIRO;- Ciidamada Ethiopia Si rasmi ah ula wareegay Amaanka Magaalada Dhusa mareeb.

941

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa si wayn loo xaqiijiyay Amaankooda dhamaan Xaruumaha Maamulka ayaa saaka waxaa si weyn maamulaya Ciidanka qalabka sida ee Qaranka

Xoggo hoose oo la xariira Galmudug ayaa sheegaya in dhawaan Hobyo ay tagi doonaan Ciidamo ka socda Dalka Ethiopia halkaa oo la filaayo inay Bilaabato Dhismaha Dekedda Hobyo

Xoggo dheeri ah insha allaaah Halkaan kala soco.