Deg deg:- Ciidamo ka Amar qaadta Hogaamiyaha Ahlusuna oo la Wareegay Gacan ku heynta Dhusa mareeb

Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa Maanta la Wareegay Ciidamo ka Amar qaadta Hogaamiyaasha Ahlusuna EeĀ  fadhigoodu yahay Gobolada Dhexe .

Dad Goobjoogayaal ah ayaa inoo Xaqijiyay in Gacanta Magaalada ay la wareegeen ciidamo taabacsan Kooxda Ahlusuna.

Waxaana Gudaha Magaaladaas lagu arkayaa Dagaal yahano kooxdaas ka Tirsan.
Gobaha muhiimka ah ee Ciidankaas la wareegeen waxaa ka mid ah Saldhigyada Ciidamada Kontaroolada laga soo galo Magaalada Dhusa mareeb.

Wiixii war ah oo ka soo Kordha halkaan kala Socoda.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook