Warbixin;- Xukumada Raiisul Kheyre oo Wadda Qorshe Lagu soo afjaro Hogamiyaasha Ahlusuna.

Dowladda Federaalka waxey qorsheyneysaa inay Ciidamo AMISOM ah geyso Garoomada Diyaaradaha magaalooyinka Gurceel iyo Dhuusamareeb.

Arintaas oo Ahlusunna iyo Xukuumadda Federaalka kala shaki weyn ka dhex abuurtay waxaa ii xaqiijiyay Wasiirro ka tirsan maamulka Galmudug.

Weli waxaa Dhuusa mareeb ka Taagan Xaalad Siyaasadeed oo Cakiran waxaana soo Cusboonaaday Khilaaf Siyasaadeed oo ka dhex Taagan Raiisul wasaare kheyre iyo Hogaamiyaasha Ahlusuna,

dhamaan ayaa Lagu waddaa Magaalada Dhusa mareeb in ay Marti galiso Shirka dib uheshisinta Beelaha Galmudug iyo Doorashada Madaxtinimada Galmudug,

dhanka kale Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliya  oo Madaxweyne Xaaf, ku wareejiyay hab maamuska Dorashada Galmudug ayaa waddo qorshe Cusub ay ku dooneyso in halkaasi ay oga hirgaliso  Galmudug Mideysan,

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook