Top.news. Wararkii ugu danbeyey Ee Dhusa mareeb & Shirka Dib uheshisinta Galmudug oo Furmaya

62

Magaalada Dhusa mareeb Ee Galmudug Waxaa saaka laga dareemayaa Diyaar Garowga Furitaanka Shirka Dib uheshisinta Beelaha Galmudug Islamarkaana ay ka qeyb galayaan Xubnaha Matalaya 11 Beelood Ee Galmudug Masulinyin ka Tirsan Dowladda Iyo Galmudug qeybaha kale Ee Bulshada Hobyo.
Gudaha Magaalada Dhuusa Mareeb waxaa Maanta lagu arkayaa Ciidamo badan Islamarkaana xiray Waddoyinka Waa weyn Ee Magaaladaas.
Hadleynta Dhuusa Mareeb ayaa Maanta ah qaban qaabadda Furitaanka Shirka Dib uheshisinta Beelaha Galmudug.