SAWIRRO:- Raiisul Wasaare Kheyre Oo Arin Cajiib ah Ka Sameyey Dhuusa Mareeb.

56

Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa ku guulaystay in colaaddii u dhaxaysay beelaha walalaaha ah ee kala dega Xeraale iyo Huurshe caawa heshiis rasmi ah ku saxiixaan Dhuusamareeb.

Arrintani waxay caddayn u tahay in Shirka Dib u heshiisiinta ee Galmudug uusan ahayn Siminaar balse ay socoto Dib u heshiisiin dhab ah

Halkaan.ka Sawirada.