SAWIRRO;- Raiisul Wasaare, Oo Booqday Xarumaha Ciidanka Galmudug ka dib Cabasho ka Timid

61

R/Wasaare XFS Xasan Cali Khayre ayaa Kormeeray Saldhigga Booliiska iyo Xarumaha Ciidamada Danab iyo Nabad-sugiddu ay uga suganyihiin magaalada Dhuusa-mareeb.

Maalmihii lasoo dhaafay ayaa ciidanka nabad sugidu ka cabanayeen cadaalad daro iyo mushaar la,aan

Khayre ayaana kormeerkiisan ku saleynsanaa dabagalista cabashada ciidanka

halkaan ka Daawo Sawirada.