Raiisul Wasaare Kheyre.Oo Maanta ku Wajahan Magaalada Baydhaba

65

Waxaa Maanta Madaxa Xukumadda Galmudug Dr Shiikh Maxamad Shaakir Oow Garoonka diyaaradaha Caasimada Galmudug Ee Dusmo~reeb ku sagootiyay Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre Oo maalmahaan kusugnaay Galmudug .

Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre Ayaa kuwajahan Magaalada Beydhabo .

Waxaa Haatan Qaban qaabada Soo dhoweynta Ra’iisul Wasaare Xasan Cali kheyre Ka socota Garoonka kubbadda cagta Dr. Ayuub Ee Magaalada Beydhaba .