DEG DEG Qarax Khaasare geystay oo Goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho.

799

Qarax Jugtiisa laga maqlay ayaa hadda ka dhacay Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Isgowska Xaaji Baasto.

Qasaaraha ka dhashay ayaan ilaa hadda la ogayn madaama uu xili dhow dhacay iyo aaga oo mashquul isku badalay.

La soco wixii warar ah oo ku soo kordhay.