Wararkii ugu danbeyey Ee Dhusa mareeb & Olale Xoogan oo Halkaa ka Soconaya.

751

Magaalada Dhuusa Mareeb Ee Gobolka GALGADUUD waxaa ka Soconaya Olahala udiyaar garowga Maamul loo dhan yahay Oo Deganadaas laga hirgaliyo.

Musharaxinta utartama Xilka Madaxtinimada Galmudug ayaa durba Halkaasi ka Bilaabay olale Xogan
Islamarkaana ay ku soo jiidanayaan Bulshada ku Sugan Gobolada Dhexe Ee Somaliya.

Dhanka kake Beelaha Galmudug Ee Dhusa mareeb ku sugan ayaa ku bashquulsan Xulidda Xildhibaanada Cusub Ee Galmudug
Kuwaasi Oo bud dhig u-noqonaya Galmudugta Cusub Ee Hada loo Fadhiyo Dhuusa Mareeb.
Sidokale waxaa Aad loo Adkeeyey Amaanka Guud Ee Degaanada Galmudug.

Wixii Warar Ee Dhusa mareeb halkaan kala Socoda.