SAWIRRO:- Hogaanka Sare Ee Beelaha Habar gidir Oo Kulan ku yeeshay Nairobi .Ujeedka

958

Waxaa maanta magaalada Nairobi dalka kenya xaflad soodhawayna logu sameeyay hogaanka dhaqanka beel waynta habargidir halkaas hambalyo iyo duco dhaqanka soomaaliyeed kasoojeediyen guul habargidir.
Kulanka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Jaaliyada Beesha Ee Dalka Kenya
Sidokale Gudomiyaha Hogaanka Sare Ee Beelaha Habar gidir Pro Abdulqadir Mohamed Shirwac oo Halkasi Qudbad ka jeediyay ayaa Bogaadiyay Jaaliyada Beesha Habar gidir.

Wuxuuna Xusay in Habar gidir ay usocodto Dhabihii Toosnaa Islamarkaana Bulshada ku Sugan Dalka Kenya ay door muuqada ka qaadan Midnimada Iyo Hor.usocodka Beelaha Habar gidir.
Dhawaan ayaa la filayaa in Magaalada Muqdisho lagu qabto Munaasabada.
Caleema Saarka Xumnaha Golaha Sare Ee Beelaha Habar gidir.