XOG;- Dhab ah Wasiir Qarfaan, oo Dib ugu laabatay Dhuusa Mareeb & Kulamo Soconaya.

965

Wasiirka Waasarada Arimaha Gudaha Somaliya Abdi Mohamed Sabriye.
Ayaa Maanta dib ugu laabtay Magaalada Dhusa mareeb Ee Caasimada Galmudug.
Wuxuuna Kulamo la qadanaya Madaxda Maamulka Ahlusuna. Odayaasha Dhaqanka iyo Bulshada Magaaladaas.
Wuxuuna kala Hadlayaa sida Dadka Magaalada ay arkaan Dhismaha Maamul loo dhan yahay Oo Dowladdu ay gar waddeen ka tahay Dhismihiisa Sida ay urkaan.

Sidokale waxaana Dadka loo soo Bandhigayaa Nuuca uu noqan doono Gudiga Dorashoyinka Galmudug Ee Dowladda ay magacaabi doonto Taasi oo la filaayo in Maalmaha Soo Socoda lagu dhawaaqo magacaabistiisa.

Dhanka kale Qabiiladda Ku sugan Magaalada Dhusa mareeb ayaan weli ku qanacsaneyn Hanaanka loo marayo Dhismaha Dowlad Goboleedka Galmudug.
Ee Xaruntiisu Tahay Dhuusa Mareeb Ee Gobolka GALGADUUD.