Musharax Madaxweyne Galmudug Abdihaman Odawaa. Oo saaka Ku Wajahan Galmudug & Diyaar Garowgii ugu danbeyey..

Magaalada Dhuusa Mareeb Ee Gobolka GALGADUUD waxaa Maanta ka soconaya Diyaar Garowgii ugu danbeyey Ee Lagu soo dhaweynaayo Wafdiga uu Hogaaminaayo Musharaxa Madaxweyne Galmudug Abdihaman Odawaa.
Islamarkaana ka soo amba baxaya Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Somaliya.
Dhuusa Mareeb waxaa lagu arkayaa Boqalal Shacab ah oo udiyaarsan Soo dhaweynta Wafdiga Musharaxa Galmudug Abdihaman Mohamed Xuseen Odawaa.
.musharaxa ayaa la filayaa in mar kale uu Caasimada Galmudug Ee Dhusa mareeb oga dhawaaqo Musharaxnimadiisa si Bulshada Galmudug uu ugu soo Bandhigo.
Qorshihiisa Siyaasadeed Ee Galmudug.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook