SAWIRRO:- Hogaanka Beesha HG oo Kulan Cadaado kula qadtay Beesha Ree Xaaji.

Golaha Hogaanka Beesha Habargidir Oo Hugaaminhayo Gidomiyaha Golaha Prof C/qaadir Maxamed Shirwac Ayaa Kuna is Xoga Wareesi Ah Odayaasha Dhaqanka Rer Cadaado Kulaqatay Magalda Cadaado Ee Xarunta Barlamaanka Galmudug

Hogaanka Beesha Habar gidir ayaa Maalmahan Socodaal ku Marayay Degaanada Gobolada Mudug iyo GALGADUUD.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook