War Deg deg ah. Furitaanka Shirka Dib uheshisinta Galmudug oo dib udhac ku yimid.

Wararka ka imaanaya Magaalada Dhusa mareeb Ee Caasimada Galmudug ayaa sheegaya in dib udhac ku yimid Shirka Dib uheshisinta Beelaha Galmudug Ee lagu wadday in uu  maanta Halkaasi ka furmo sida ay horey usheegtay Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliya.
Ila lagu Kalsoon yahay oo aan ka heleyno Magaalada Dhusa mareeb ayaa sheegaya in dib udhac ku yimid Shirkaas.
Taasi oo keentay Ka dib Markii leysku Fahmi wayay Hanaanka loo Maraya shirkaas dib uheshisinta iyo Beelaha qaar oo Sa luugsan Qaar Dib uheshisineed Galmudug.

Inkasto aan weli aysan shaacin waqti kale ee dib ufurmi doona Shirkaan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook