Madaxweynayaashii Hore Ee Dalka Xilalka kala Duwan ka soo qeybtay iyo Siyaasin Caan ah ayaa Maanta Magaalada Muqdisho oga Dhawaqay Isbaheysi Cusub Islamarkaana lagula Dagaalamayo Dowladda Farmaajo iyo kheyre oo Sanadihii ugu danbeyey Culus Siyaasadeed saartay Siyaasinta Mucaaradka. Taasi oo keentay in dhamaan Mucaaradku ay mideeyaan Awodooda Siyaasadeed Ee Dalka Arintaan ayaa Qal qal Siyaasadeed ku abuuri karta Madaxda Hada Tala Dalka Heysa.
Home Somali News Daawo:- Siyaasinta Mucaaradka Oo Muqdisho oga Dhawaqay Isbaheysi Cusub . & Dowladda...
SPORTS NEWS
Xulka Haweenka Qaranka England Oo Ku Guuleystay CHAMPIONS Euro 2022 +SAWIRRO
Xulka qaranka England ayaa sameeyey taariikh kaddib markii gool waqtigii dheeraadka ahaa ay u dhalisay Chloe Kelly uu u horseeday inay ku guuleystaan Euro...