Sheikh.Shaakir,Madaxweyne,Xaaf, Xilkii wuu ka dhamaday, Galmudug. Ahlusuna ayaa wax laga weydinayaa.

884

Shiekh Mohamed Shaakir ali Xasan Madaxii hore Ee Xukumada Galmudug Oo Bbc Wareysi siyay ayaa yiri Madaxweyne Xaaf Xilkiisi wuu dhamaday Arimaha Galmudug Ahlusuna ayaa wax laga weydinayaa
Dowladda Heshiis ayay nala gashay welna fulinteedda ayaa ka sugeynaa.
Shaakir ayaa sidookale Xusay in wax Doorasho aysan Dowladda ku qaban doonin Dhuusa Mareeb ilaa Ahlusuna Heshiiskeedda la fuliyo. Sida uu hadalka udhigay.

Hadalkaan ayaa yimid ka Dib markii Hogaanka Ahlusuna ay si cad oga so hor jeesteen Gudiga Farsamada Galmudug.

Dhanka kale Hogaanka Ahlusuna Ee Gobolada Dhexe ayaa wadda Abaabul ay ku soo dhisayaan Gudiga Farsamo oo cusub Islamarkaana ka shaqeynaya Dhismaha Galmudugta Mideysan sida uu sheegeen.