War Deg deg ah,:- Masulinyin ka Tirsan Hirshabeele oo Lagu La.yahay Webiga Shabeele,

798

Doon aay saarnaayeen Mayarka Magaalada Beledweyne Safiyo Xasan Shiiq Cali Jimcaale Guddomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan iyo dad badan oo shacab ah ayaa ku Rogmatay Bartamaha Webiga Shabelle.

Madaxda iyo shacbka saarnaa Doontaasi ayaa isaga kala gooshayay qeybo kamid ah magaalaa Beledweyne maadama magaalada aay Biyo kala xereen.

Khasaaraha si Rasmi ah looma oga waxaa dhawaan biloowday baadi goobka madaxdii iyo shacabkii saarnaa doontaasi.