Akhriso:- Madaxda Ahlusuna Oo Fariin udirtay Beesha Caalamka, Ujeedka,

1030

Tan iyo markii uu soo if baxay Khilaafka Siyaasadeed Ee ka Dhex taagan Dowladda iyo Madaxda Ahlusuna waxaa soconayay Didaalo  lagu dhex dhaxaadinayo Balse arintaa weli waxba kama aysanka hirgalin,

Sheikh Mohamed  Shaakir ayaa Warqad u Qoray Beesha Caalamka  isagoo ku Cadeeyey Caqabadaha Taagan .iyo Mowqifka Madaxda Ahlusuna Ee DhismahaGalmudug sidokale Heshiisyo Horey Dowladda ay ula gashay Balse aysan jirin wax ka hir galay.

Madaxda Beesha Caalamka ayaa wax warah weli ka soo celin Fariinta oga timid Madaxda Ahlusuna Ee Gobolada Dhexe.

Halkaan.