Deg deg Daawo:- Warmurtiyeed. Odayaasha Dhaqanka Beelaha Galmudug oo Cadeeyay Mowqifkooda

1189

Golaha Dhaqanka Beelaha Galmudug ayaa cadeeyay mowqifkooda ku aadan soo xulida xildhibanada Galmudug.

Goluhu waxay cadeeyeen in urur iyo dowlad midna aanay sharci ulahayn inay xildhibanadooda soo xulaan. Islamarkaana loo Madax baneeyo Odayaasha Dhaqanka Beelaha Galmudug