Daawo:- Siyaasinta Mucaaradka Oo Muqdisho oga Dhawaqay Isbaheysi Cusub . & Dowladda Nabad iyo Nolal Oo Wajaheysa Culus Siyaasadeed.

Madaxweynayaashii Hore Ee Dalka Xilalka kala Duwan ka soo qeybtay iyo Siyaasin Caan ah ayaa Maanta Magaalada Muqdisho oga Dhawaqay Isbaheysi Cusub Islamarkaana lagula Dagaalamayo Dowladda Farmaajo iyo kheyre oo Sanadihii ugu danbeyey Culus Siyaasadeed saartay Siyaasinta Mucaaradka.   Taasi oo keentay in dhamaan Mucaaradku ay mideeyaan Awodooda Siyaasadeed Ee Dalka Arintaan ayaa Qal qal Siyaasadeed ku abuuri karta Madaxda Hada Tala Dalka Heysa.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook