Deg deg:- Madaxweynaha Galmudug Ayaa Runta usheegay Madaxda Dowladda & Beesha Caalamka

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale, oo ka hadlay Siyaasadda loo dhanyahay ayaa Sheegay in ay ka maqanyihiin Saaxibo.
Xaaf ayaa hadalkaan kansheegay  Shirka Wadatashiga Calaamka Ee ka Socoda Muqdisho
Waxa uu sheegay in rabaan in ay doonayaan Saaxibada Maamul Goboleedyada ka maqan sida Puntlaand iyo Jubbaland.

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in dhamaystirka Galmudug uu hogaamin doono Madaxweyne Xaaf, Asaga oo ku Amaanay In la’aantiis aan la soo gaari lahayn.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “Deg deg:- Madaxweynaha Galmudug Ayaa Runta usheegay Madaxda Dowladda & Beesha Caalamka”

  1. mohamed sulub says:

    shinbiroow Heesa Hees wanagsan,shirka muqdisho kasocda oo lagu magacabay somaliya & Besha Calamka, wax nuxur leh oo kaso baxaya majiro,Sababtoo ah,Mamulada lafdhabrka u’ah somaliya oo kamaqan Awgeed,waxana arinkas ka hadlay Axmed Ducaale Geele Xaaf madaxweynaha Galmudug,& safirka U.S.A iyo midka UN.somalia,madaxweyne farmajo & ina khayre waxay isku dayen in aay qariyan ama hoos udhiigaan mamulada puntland & jubaland hase ahate arintasi waxay noqotay mid ku qaraxday oo qarsomi weyday.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook