SAWIRRO;- Wafdi ay Hogaaniyaan Madaxweynayaashii Hore Galmudug & Konfur Galbeed ayaa Kismaayo Gaaray.

Diyaarad waday wafdi uu ka mid yihiin Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Adan, Cabdikariim Guuleed Madaxweynihii hore ee Galmudug iyo Xildhibaano Baarlamaanka ka tirsan ayaa hadda ka degtay Magaaladda Kismaayo. Diyaarada waxay toos uga duushay Nairobi. Duulimaadkan ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee Nairobi iyo Kismaayo u kala goosha tan iyo markii Dowladda Soomaaliya ay sheegtay in diyaaradaha Kismaayo tagaya ay Muqdisho maraan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “SAWIRRO;- Wafdi ay Hogaaniyaan Madaxweynayaashii Hore Galmudug & Konfur Galbeed ayaa Kismaayo Gaaray.”

  1. Origino says:

    Farmaajow awood aadan lahayn laguma faano futo aadan lahayna laguma xaaro

    Fashil ayaa tahaye buffalo ku noqo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook