Rasmi: Ernesto Valverde Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Uu Kaga Hor Tagi Doono Leganes

171

Tababaraha Kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa soo saaray Liiska xiddigaha uu kaga hor tagi doono kooxda Leganes kulan ka tirsan horyaalka La Liga kulan ka tirsan todobaadkii 14-aad.

Liiska ayay ka maqanyihiin xiddigo muhiim ah oo kala ah Nelson Semedo, Jordi Alba Iyo Clément Lenglet kuwaas oo dhaawac uga maqan Liiska xiddigaha ka hor tagi doona Leganes.

Dhanka kale tababare Valverde ayaa go,aankiisa uga reebay xiddigaha Arthur Melo halka uu kulanka ganaax ku seegayo xiddiga Sergi Roberto.

Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska Xiddigaha Barcelona:

Image