Tartanka Gool Dhalinta Champions League Oo Meel Xiiso Leh Maraya, Ayaa Hogaaminaya

1423

Waxa si Rasmi ah loo soo afjaray kulamadii 5-aad ee wareega Group-yada ee tartanka champions League xilli ciyaareedkan kadib kulamadii la ciyaaray Salaasadii iyo Arbacadii Xalay.

Marka aan ka nimaadno tartanka loogu jiro u soo bixista wareega xiga ee tartanka waxa meel xiiso leh maraya tartanka Gool dhalinta tartanka champions League.

Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa wacdaro dhigaya tartanka kadib markii uu dhaliyay 4 gool kulankii Red Star ee ugu dambeeyay isaga oo leh goolkiisii 10-aad ee tartanka champions League.

Da,yarka kooxda RB Salzburg ee Erling Braut Haaland ayaa sii wada wacdarihii uu dhaliyay isaga oo dhaliyay goolkiisii 8-aad ee wareega Group-yada xilli ciyaareedkan.

Hadaba Halkan Hoose kaga Bogo Sida loo kala sareeyo Gool dhalinta tartanka champions League: