Ballon d’Or 2019? Wax Walba Oo Aad Uga Baahantahay Xaflada Lagu Caleemo Saaro Xiddiga Ugu Fiican Adduunka Oo Caawa La Qaban Doono?

34

Indhaha taageeryaasha Kubada cagta ayaa u jeedsan doona caasimada France fiidnimada caawa halkaas oo ay ka dhici doonto Xaflada Abaalmarinta Ballon d’Or 2019 kaas oo lagu ogaan doono boqorka cusub ee sanadka 2019.

Xaflada ayaa lagu qaban doonaa Théâtre du Châtelet iyada oo lagu bixin doono abaalmarino badan oo kala duwan oo uu ugu muhiimsan yahay xiddiga ugu fiican adduunka sanadka 2019 iyo da,yarka ugu fiican adduunka.

Xaflada ayaa la qaban doonaa markii ugu horaysay la bixiyay sanadkii 1956 iyada oo uu xiddigiii ugu horeeyay ee ku guulaystay ahaa xiddiga Stanley Matthews kaas oo ahaa xiddigii ugu horeeyay ee Abid ku guulaystay abaalmarinta.

30-ka xiddig ee U Tartami doona abaalmarinta:

Image result for ballon d'or 2019 nominees

Abaalmarinta oo la soo saaray 30 xiddig oo u tartami doona xiddiga ugu fiican adduunka ayaa laga doonayaa kaliya 3 xiddig oo kama dambays ah oo ku kala bixi doona abaalmarinta laakiin waxa la xaqiijin doonaa dhibcaha ay kala helaan 30-ka xiddig ee kale.

Xiddigaha Da,yarka ah ee u tartami Doona abaalmarinta da,yarka Ugu Fiican:

المرشحون لجائزة كوبا

Abaalmarintan ayaa dhankeeda sanadkii 2-aad la bixin doonaa waxana lagu ogaan doonaa da,yarka ugu fiican sanadka iyada oo abalmarinta la siiyo 21 jir iyo wixii ka yar.

Goolhayayaasha u tartami doona Goolhayaha Ugu Fiican Adduunka:

المرشحون لجائزة أفضل حارس

Abaalmarintan ayaa markii ugu horaysay ee taariikhda la bixin doonaa waxana la siin doonaa Goolhayihiin ilaashada shabaqiisa sanadka inta ugu badan.

Wakhtiga Xaflada:

Xaflada ayaa soo gali doonta 9 habeenimo ee wakhtiga geeska Africa laakiin xiddiga ku guulaysta abaalmarinta xiddiga ugu fiican adduunka ayaa la shaacin doonaa dhamaadka xaflada taas oo u dhici doonta muddo 2 saac kadib.

Halka Laga Daawan Karo:

Xaflada ayaa laag daawan karaa bein sports halka sidoo kale ay Majalada France Football si toos ah u soo dayn doonto dhankeeda.

Xiddigaha Dhamaan Ku Guulaystay Abaalmarinta:
YEAR WINNER NATIONALITY CLUB
2018 Luka Modric (New) Croatia Real Madrid
2017 Cristiano Ronald Portugal Real Madrid
2016 Cristiano Ronaldo Portugal Real Madrid
2015 Lionel Messi Argentina FC Barcelona
2014 Cristiano Ronaldo Portugal Real Madrid
2013 Cristiano Ronaldo  Portugal Real Madrid
2012  Lionel Messi Argentina FC Barcelona
2011 Lionel Messi  Argentina FC Barcelona
2010 Lionel Messi  Argentina FC Barcelona
2009 Lionel Messi  Argentina FC Barcelona
2008 Cristiano Ronaldo  Portugal Manchester United
2007 Kaká   Brazil AC Milan
2006 Fabio Cannavaro  Italy Real Madrid/Juventus
2005 Ronaldinho  Brazil Barcelona
2004 Andriy Shevchenko  Ukraine AC Milan
2003 Pavel Nedvěd  Czech Republic Juventus
2002 Ronaldo  Brazil Real Madrid
2001 Michael Owen  England Liverpool
2000 Luís Figo  Portugal Real Madrid
1999 Rivaldo  Brazil Barcelona
1998 Zinedine Zidane  France Juventus
1997 Ronaldo  Brazil Inter Milan
1996 Matthias Sammer  Germany Borussia Dortmund
1995 George Weah  Liberia AC Milan
1994 Hristo Stoichkov  Bulgaria Barcelona
1993 Roberto Baggio  Italy Juventus
1992 Marco van Basten  Netherlands AC Milan
1991 Jean-Pierre Papin  France Marseille
1990 Lothar Matthäus   Germany Inter Milan
1989 Marco van Basten  Netherlands AC Milan
1988 Marco van Basten  Netherlands AC Milan
1987 Ruud Gullit  Netherlands  AC Milan
1986 Igor Belanov  Soviet Union Dynamo Kyiv
1985 Michel Platini  France Juventus
1984 Michel Platini  France Juventus
1983 Michel Platini  France Juventus
1982 Paolo Rossi   Italy Juventus
1981 Karl-Heinz Rummenigge  Germany Bayern Munich
1980 Karl-Heinz Rummenigge  Germany Bayern Munich
1979 Kevin Keegan England Hamburg
1978 Kevin Keegan  England Hamburg
1977 Allan Simonsen  Denmark Borussia M”nchengladbach
1976 Franz Beckenbauer  Germany Bayern Munich
1975 Oleg Blokhin  Soviet Union Dynamo Kyiv
1974 Johan Cruyff  Netherlands Barcelona
1973 Johan Cruyff  Netherlands Barcelona
1972 Franz Beckenbauer  Germany Bayern Munich
1971 Johan Cruyff   Netherlands Barcelona
1970 Gerd Müller  Germany Bayern Munich
1969 Gianni Rivera  Italy Milan
1968 George Best  Northern Ireland Manchester United
1967 Flórián Albert  Hungary Ferencv rosi TC
1966 Bobby Charlton England Manchester United
1965 Eusébio  Portugal Benfica
1964 Denis Law  Scotland Manchester United
1963 Lev Yashin  Soviet Union Dynamo Moscow
1962 Josef Masopust  Czechoslovakia Dukla Prague
1961 Omar Sívori  Italy Juventus
1960 Luis Suárez  Spain Barcelona
1959 Alfredo Di Stéfano  Spain Real Madrid
1958 Raymond Kopa France Real Madrid
1957 Alfredo Di Stéfano  Spain Real Madrid
1956 Stanley Matthews England Blackpool