Guddiga doorashada Galmudug ee garabka Xaaf oo soo saaray jadwal doorasho

1057

Guddiga Doorashada Galmudug uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa soo saaray habraaca doorasho kale ay qaban qaabiyeen.

Habraaca ay soo saareen guddigan doorasho ayaa lagu sheegay in Baarlamaanka Galmudug Garabka Madaxweyne Xaaf lasoo xuli doono 20-ka bishan sidoo kale Madaxweynaha Galmudug la dooran 1-202020-ka.

Waxa ay kusoo aadeysaa habracaan cusub ay soo saareen guddiga doorashada uu magacaabay Madaxweyne Xaaf ayaa kusoo aadaya xili Baarlamaanka Galmudug lagu dhaariyay magaalada Dhuusomareeb dhawaana dooran doonaan hogaankooda.