IGAD oo kagaabsatay inay taageerto Qoor Qoor

587

Urur Goboleedka IGAD ayaa War ka soo saaray Doorashada Madaxwaynaha iyo ku-xigeenkiisa Galmudug oo Maanta ka dhacday Magaalada Dhusamareb.

IGAD ayaa ugu baaqday dowladda dhexe ee Soomaaliya in ay xaliso tabashada Ururka Ahlusunna, islamarkaana loo baahan yahay Wada xaajood.

Warka kasoo baxay IGAD ayaa dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo maamulka Galmudug ugu baaqay Midnimo, islamarkaana loo baahan yahay in dagaal laga baaqsado.