DAAWO:-”Ciidamada Dowladda Nairobi haka soo casheeyaan”

943

Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Gobolka Gedo ahna Madaxa Amniga iyo Siyaasada Gobolka Cismaan Nuur Xaaji (Macalimow) ayaa sheegay in Dowladda faragelin ka wado deegaannada Gobolka Gedo.

Isaga oo Beled-Xaawo kula hadlayay Ciidamadii Dowladda geysay degmadaas ayaa sheegay hadii Dowladda Kenya ay joojin weyso faragelinta ay weerari doonaan Magaalada Nairobi.

Ciidamada Kenya arbushaad ayay Beled-Xaawo ka wadaan ee ha joojiyaan mana u dul qaadan doono,”Hadii Kenya joojin weyso faragelinta, Ciidamada Dowladda Nairobi haka soo casheeyaan”