Waare oo diiday xil ka qaadis lagu sameeyey Khadiijo Shiikh Axmed

642

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay xilka qaadis uu Wasiirka Maaliyada maamulkiisa ku sameeyay Agaasimihii Wasaaradaas Khadiijo Shiikh Axmed.

Waare ayaa soo saaray Wareegto uu isugu yeerayo dhamaan shaqaalaha Wasaarada oo Wasiirka uu ku jiro 16-ka Maarso 2020.

Wasiirkii hore ee Maaliyada Hirshabelle ayaa xilkiisa ku waayay xilka qaadis uu ku sameeyay isla gabadhan agaasimaha ka ah Wasaarada Maaliyada Hirshabelle.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA UU SOO SAARAY MADAXWEYNE WAARE