Gudoomiyaha Maxkamada sare oo Go’aan cusub soo saaray

715

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa soo saaray go’aan lagu kordhiyey hakinta dhageysiga dacwadaha madaniga, furashada dacwadaha Cusub, iyo racfaan qaadashada ilaa amar dambe.

War saxaafadeed kasoo baxay gudoomiyaha Maxkamada sare ayaa sidoo kale lagu sheegay in la dhageysan doono dacwadaha ciqaabta iyada oo la adeegsan doono hab la xiriira dhinac Tignoolijiyada.

Halkan ka Akhriso Warka kasoo baxay Guddoomiyaha maxkamada sare ee dalka