Wariye Muqtaar Maxamed Catoosh oo Xabsiga Loo Taxaabay

577

Saxafiga Muqtaar Maxamed Catoosh ayaa Xabsiga la dhigay Maanta gelinkii dambe kadib markii Ciidamada Amniga la sheegay in la faray inay soo xiraan.

Wakiil wareedka VOA-da Ee Baydhabo Mukhtaar Catoosh ayaana la sheegay in Kiiskiisa aan si faah faahsan loo sheegin.

Xarunta Dembi baarista CID-da Booliska Soomaaliyeed ayaana kiiskiisa lagu wareejiyey sida ay Saxafiyiin Baydhabo kusugan ay sheegeen.

Eheladiisa ma aysan sheegin waxa loo heysto,Idaacada VOA SOMALI ayaan maamulkeeda iyana war kasoo saarin Xariga Wariye Catoosh.