Isku Aadka Europa League Xilli Ciyaareedka Cusub Oo La Soo Saaray

187

Waxa si Rasmi ah loo soo saaray isku aadka wareega Group-yada tartanka Europa League xilli ciyaareedkan iyada oo kooxaha Ac Milan, Arsenal, As Roma, Napoli, Tottenham iyo Leicester City ogaadeen kooxaha ay la ciyaari doonaan.

Tartanka ayaa sanadba sanadka ka dambeeya noqonaya mid xiiso badan iyada oo kooxaha ka qayb gala ka mid yihiin kooxaha ugu fiican qaarada yurub.

Halkan Hose Kaga Bogo Isku aadka oo damaystiran:

Group A: Roma, Young Boys, Cluj, CSKA Sofia

Group B: Arsenal, Rapid Vienna, Molde, Dundalk

Group C: Bayer Leverkusen, Slavia Prague, Hapoel Be’er Sheva, Nice

Group D: Benfica, Standard Liege, Rangers, Lech Poznan

Group E: PSV Eindhoven, PAOK, Granada, Omonia Nicosia

Group F: Napoli, Real Sociedad, AZ Alkmaar, Rijeka

Group G: Braga, Leicester City, AEK Athens, Zorya Luhansk

Group H: Celtic, Sparta Prague, AC Milan, Lille

Group I: Villarreal, Qarabag, Maccabi Tel Aviv, Sivasspor

Group J: Tottenham Hotspur, Ludogorets, LASK, Royal Antwerp

Group K: CSKA Moscow, Dinamo Zagreb, Feyenoord, Wolfsberger

Group L: Gent, Red Star Belgrade, Hoffenheim, Slovan Liberec