Liverpool Oo kutumatay Everton +SAWIRRO

377

Liverpool ayaa nasiinda Everton ugu dirtay 2/1 ka dib ciyaar xoogaa maamulka kubadda iyag ay ku badnaayeen

Mararka qaar , kubad haysashada Liver waxa ay gaareysay %67 goolasha iyaga aya ku horeeyay daqiiqadihii 9 , iyo 20-aad waxaana saxiixay Henderson iyo Salah

Everton kubadaha rogaal celiska ah ayay ku tiirsanaayeen waxa ayna goola heleen daqiiqadii 38-aad waxaana goolkaas ka muuqday qalad dhanka qadka dhexe .

Liverpool ilaa daqiqiadii 30-aad iyaga ayaa wacnaa inakstoo dhamaadkii dib u gurteen .

Biloowgii soo laabashad , Liverpool waa u dhawaanayeen gool kale ay ku helan Everton balse go`aan qaadasho deg deg ah ayaa dileysay .

Liverpool kubadda waa ku badnaayeen balse ma jirrin xal looga talaabsado daafaca Everton

Xilli Everton laga baqayay in gool ku helan Livepool , waxa ay dhankooda sameeyen qalad uu ka faa`ideystay Salah kaasi oo inta uu baxday ku hubsaday shabaqa Everton daqiiqadii 64-aad , waxa aya heerka kubad hayashada wiilasha klopp gaareysay %65

Ka dib goolkaas , kubadda hal dhinac ayay noqotay , Liverpool waa baasheeln ilaa gool 4-aad ay dhaliyaan daqiiqadii 79-aad waxaana saxiixay Jota , waxa ayna Everton ka sheegteen in kubadda si sax ah ugu jiidaan afka hore kooxda Liverpool , waxa ayan ciyaarta ku dhamaatay 4/1 oo ay ku badiyeen wiilasha Klopp