War.Cusub Galmudug iyo Dowladda oo Iska kashanaya Howlgalka lagu Xoreynayo Degaanada Galmudug

1630

Howlgalkan ayaa ah Mid ay iska kaashanayaan Ciidamo Galmudug iyo kuwa Dowladda Somaliya ayaa si rasmi ah oga soconaya Degaano ka Tirsan Gobolka mudug.
Howlgalka ayaa mid lagu Xoreynayo Degaanada Galmudug Islamarkaana ay Gacanta ku hayaan Ururka Al.shabaab.
Ciidmadaan ayaa Maalmihii ugu danbeyey Abaabul ka wadday Degmada Hobyo Ee Gobolka mudug.
Waxaana howlgalkaan Hor kacaya Taliyaha Ciidanka 21 Ee Xoga Dalka Somaliya iyo Taliyaha Ciidanka Danab Ee Xoga Dalka Somaliya.
Saraakiisha Horkaceysa Howlgalka oo aan la hadalay ayaa sheegay in howlgalkan uu yahay mud lagu Xoreyn doono Galmudug.