Daawo:- Guddiga Nabdda .Shirka Hobyo Oo Shaaciyay Xubnaha Noqonaya Golaha Hogaanka Beesha HG

1712

Guddiga Farsamada Shirka Nabadda Hobyo ayaa sheegay in Beelaha Habar gidir ay soo gudbiyeen Xubnaha Noqonaya Golaha Hogaanka Beesha Habar gidir.
Kuwaas oo ka Kooban 56 Xumnood.
Marka laga reebo Xumno Sharafeed la Siiyay GabdhahaHabar gidir.
Afhayeenka Gudiga Shirka Hobyo .
Cabdulaahi Salaad Yarow ayaa Warbaahinta usheegay. In Xubnahaas ay Dooran Donaan Gudomiye iyo Ku Xigeen. Kuwaas oo si rasmi ah u Hogaamin doona Beelaha Habar gidir.

Maalinta Bari waxaa Imaan doona Wafuud isugu jirta Sanotaro iyo Xildhibaano Siyaasin iyo Ganacsato.

Ugu danbeyn Maalinta Khamista ayaa la soo Gaban gabeyn doonaa. Shirka Nabadda Hobyo oo Muddo Labo Bilood ka Socoday Halkaasi..

Halkaan ka daawo muqaalka.

https://m.youtube.com/watch?v=XD5Zq9LGcjI&feature=share