DHAGAYSO:-Sheekh Yuusuf Cali Caynte il ayaa kadhacday qaraxii shalay

1649

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo kawaramay xalaada caafimaad ee Sheekh Yuusuf Cali Caynte oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed oo dhaawac ka soo gaaray qarax shalay duhurkii ka dhacay Wadada Maka Al-Mukarama.

Hadaba waa sidee xaalada caafimaad ee sheekh cali yuusuf caynte