Guled Yusuf Oo Noqday Soomaaligii ugu horeeyay Maxkamadda Khilaafyadda ICC Afrika

1603

Muwaadin Soomaali ah ayaa waxaa loo magacaabay maxkamadda Khilaafyadda ganacsiga iyo ICC Afrika.

Guleed Yusuuf oo haysta culuunta shraciyadda ee Jaamacadaha Warwick iyo Columbia ayaa noqonaya muwaadinkii u horeeyey ee magaca Soomaaliya ku gala Maxkmaddan qaybteeda Magaalada London ee Caasimadda dalka Ingiriiska.

Maxkamadda Cadaalada aduunka ee ICJ ee ku taalla dalka Holland ayuu horey Muwaadin Soomaali kale u galay, kaasi oo ah garsoorre Cabdi Qawi Yuusuf.

 

HALKAN KADAAWO SHEEKADAN