Maalinta Kowaad Ee Ciidul adxa Oo si weyn Looga Dabaalagayo Dunidda Islaamka

1620

Maanta oo ah Maalinta kuwaad Ee Ciidul adxa ayaa si looga ciidayaa Dunida Musliminta oo dhan marka laga reebo Gobolo qaar oo Maanta laga sooman yahay.
Dalka Somaliya inta badan Maanta waa Laga ciidayaa Halka Gobolka mudug oo ku yaalo Bartamaha Dalka Somaliya aan laga ciidin oo maalinta bari ah ay utahay Maalinta Kowaad.

Dhamaan umadda Islaamka Waxaan hawada ka leenahay Hambalyo Maalinta Kowaad Ciidul adxa.