Magacyada Musharixiinta Maamulka Waqooyi-Bari oo la shaaciyay

90

Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Waqooyi Bari ayaa ku dhawaaqay Liiska Musharrixiinta buuxiyay shuruudaha musharraxnimo ee Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Waqooyi Bari Soomaaliya.

Jadwalka Gudiga ee lagu cadeeyay musharixiinta u tartami doona Madaxweynaha iyo ku xigeenka Maamulka Waqooyi-Bari ayaa sidan u qornaa:-