Puntland oo dalab yaableh kadalbatay dowlada

1665

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta guddoomiyey shirka golaha wasiirada Puntland oo uu goob-joog ka ahaa Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo xubno kale.

Waxaa shirka todobaadkan looga hadlay, Amniga dalka, Imtixaanaadka Shahaadiga ah, Arrimaha Xajka iyo qodobo Kale.

Maamulka Puntland ayaa ka dalbaday dowladda dhexe ee Soomaaliya inay ku soo wareejiso Qoondada Puntland ee Dadka Soomaaliyeed ee loogu tala galay in ay aadaan xajka Sanadkan.

War-saxaafadeed ka soo baxay Golaha Wasiirada maamulka Puntland ayaa u qornaa sidatan:-