SAWIRRO:- Dowladda Qadar oo Hubkii ugu badnaa ka Dajisay Galmudug

1641

Diyaarad siday hub iyo Agab malatari ayaa ka dagtay Magaalada Dhusa mareeb Ee Caasimada Galmudug .

Ilo Lagu Kalsoon yahay ayaa noo Xaqijiyay in Diyaaradan laga leeyahay wadanka Qadar.

Waxaana hubkii ay siday diyaarada la geeyay goob ku taalo Duleedka Degmada Dhuusa Mareeb.

 

Dhànka kale Dowladda Somaliya ayaa wadda qorshe Lagu Xoreyn doono Degaanada Galmudug ee Gacanta ugu jirra Ururka Al.shabaab.  Dowladda ayaa Dhawaan Galmudug geysay ciidamo kuwaas oo weli ku jirra Xeryo ku yaalo. Guraceel..