SAWIRRO:- Raiisul Wasaare Kheyre Oo Degmada Xudur ku soo Bandhigay Ciidankii Shabaab Lagu Xoreyn lahaa.

1518

Raiisul wasaaraha dowlda fadaralka somaliya ayaa kormeer ku tagay Taliska Ciidanka Maamulka konfur galbed Ee magalada xudur xaruunta gobalka bokool.

Ciidankaan Uu Booqaday Raiisul Wasaare Kheyre ayaa ka Amar qadta Roobow.Oo ahaa Hogaamiye Shabaab ka Soo Baxsaday .

Dowladda Somaliya ayaa Wadda Qorshe ay kula soo wareegeyso Islamarkaana ay ku Qarameyneyso Ciidankaasi si ay oga mid Noqdaan Ciidamada Dowladda Somaliya

Haalkan..