War. Deg deg ah Dagaal Culus oo udhaxeya Puntland Iyo Somaliland oo Socoda

1612

Dagaal u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland ayaa ka socda magaalada Hadaftimo ee gobolka Badhan.

Waxa jira khasaare aan la xaqiijin inta uu leeg yahay.

Dagaalka ayaa yimi kadib markii uu socdaal ku tegay magaalada Hadaftimo guddoomiyaha gobolka Badhan ee Somaliland. Taasi oo keebtay in Iska Hor imaad uu Labada dhinac Dhex maro.

Waxaa weli Soconaya Dagaalkaasi
Labada dhinac Ee diriirtu dhex mareso ayaa Helaya Gur.madyo .