{"id":121574,"date":"2019-01-01T13:51:23","date_gmt":"2019-01-01T11:51:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=121574"},"modified":"2019-01-01T13:51:23","modified_gmt":"2019-01-01T11:51:23","slug":"milateriga-somalia-oo-maxkamad-laaan-toogtay-lix-nin-oo-shabaab-ah-magacyadooda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/milateriga-somalia-oo-maxkamad-laaan-toogtay-lix-nin-oo-shabaab-ah-magacyadooda\/","title":{"rendered":"Milateriga Somalia oo Maxkamad la\u2019aan toogtay lix nin oo shabaab ah +Magacyadooda"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada dowladda federaalka ah ee ku sugan Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa xukun toogasho ah ku fuliyey lix nin oo ay ku eedeeyeen inay ka tirsanaayeen Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Lixda nin ayaa ka mid ahaa sagaal qof oo ay Ciidamada amaanka ku hayeen xabsi ku yaalla Baardheere, waxaana saraakiisha Ciidanka ay sheegeen in iyagoo aan maxkamad marsiin ay raggaasi toogteen iyagoo fulinaya go\u2019aan dhawaan ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Dadka la toogtay ayaa kala ahaa:-<\/strong><\/p>\n<ol>\n<li>Saleebaan Maxamed Sheekh<\/li>\n<\/ol>\n<p>2.\u00a0 Maxamuud Maxamed Buule<\/p>\n<p>3.\u00a0 Maxamed Cabdi Cali.<\/p>\n<p>4.\u00a0 Maxamed Yuusuf Isaaq<\/p>\n<p>5.\u00a0 Aadan Carabeey Xalane.<\/p>\n<p>6. Maadeey Xaaji Macalin.<\/p>\n<p>Faarax Max\u2019ed Turbac oo ah Taliyaha Ururka 49aad ee xoogga dalka Soomaaliya ayaa ku waramay in muddo shan bilood ah uu soo socday kiiskan.<\/p>\n<p>\u201cRaggani waxay ka koobnaayeen labo kooxood, koox waa kuwa qaraxyada geysta, kooxda kalena waa kuwa dadka dila, muddo dheer ayaa lagu daba jiray oo xogtooda la hayey, dad ka badan 14 qof ayey dilal iyo qaraxyo ku laayeen, weyna qirteen dembigaas\u201d ayuu yiri Faarax Max\u2019ed Turbac.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa war ay ku faafiyeen barahooda waxay ku sheegeen in dadka la toogtay aysan kooxdooda ka tirsaneyn, ayna ahaayeen shacab aan waxba aan galabsan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dowladda federaalka ah ee ku sugan Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa xukun toogasho ah ku fuliyey lix nin oo ay ku eedeeyeen inay ka tirsanaayeen Al-Shabaab. Lixda nin ayaa ka mid ahaa sagaal qof oo ay Ciidamada amaanka ku hayeen xabsi ku yaalla Baardheere, waxaana saraakiisha Ciidanka ay sheegeen in iyagoo aan maxkamad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":121575,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-121574","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Milateriga Somalia oo Maxkamad la\u2019aan toogtay lix nin oo shabaab ah +Magacyadooda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/milateriga-somalia-oo-maxkamad-laaan-toogtay-lix-nin-oo-shabaab-ah-magacyadooda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Milateriga Somalia oo Maxkamad la\u2019aan toogtay lix nin oo shabaab ah +Magacyadooda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada dowladda federaalka ah ee ku sugan Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa xukun toogasho ah ku fuliyey lix nin oo ay ku eedeeyeen inay ka tirsanaayeen Al-Shabaab. Lixda nin ayaa ka mid ahaa sagaal qof oo ay Ciidamada amaanka ku hayeen xabsi ku yaalla Baardheere, waxaana saraakiisha Ciidanka ay sheegeen in iyagoo aan maxkamad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/milateriga-somalia-oo-maxkamad-laaan-toogtay-lix-nin-oo-shabaab-ah-magacyadooda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-01T11:51:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/LATES1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"327\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"154\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/milateriga-somalia-oo-maxkamad-laaan-toogtay-lix-nin-oo-shabaab-ah-magacyadooda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/milateriga-somalia-oo-maxkamad-laaan-toogtay-lix-nin-oo-shabaab-ah-magacyadooda\/\",\"name\":\"Milateriga Somalia oo Maxkamad la\u2019aan toogtay lix nin oo shabaab ah +Magacyadooda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/milateriga-somalia-oo-maxkamad-laaan-toogtay-lix-nin-oo-shabaab-ah-magacyadooda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/milateriga-somalia-oo-maxkamad-laaan-toogtay-lix-nin-oo-shabaab-ah-magacyadooda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/LATES1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-01T11:51:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/milateriga-somalia-oo-maxkamad-laaan-toogtay-lix-nin-oo-shabaab-ah-magacyadooda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/milateriga-somalia-oo-maxkamad-laaan-toogtay-lix-nin-oo-shabaab-ah-magacyadooda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/milateriga-somalia-oo-maxkamad-laaan-toogtay-lix-nin-oo-shabaab-ah-magacyadooda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/LATES1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/LATES1.jpg\",\"width\":327,\"height\":154},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/milateriga-somalia-oo-maxkamad-laaan-toogtay-lix-nin-oo-shabaab-ah-magacyadooda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Milateriga Somalia oo Maxkamad la\u2019aan toogtay lix nin oo shabaab ah +Magacyadooda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Milateriga Somalia oo Maxkamad la\u2019aan toogtay lix nin oo shabaab ah +Magacyadooda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/milateriga-somalia-oo-maxkamad-laaan-toogtay-lix-nin-oo-shabaab-ah-magacyadooda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Milateriga Somalia oo Maxkamad la\u2019aan toogtay lix nin oo shabaab ah +Magacyadooda - Wardoon","og_description":"Ciidamada dowladda federaalka ah ee ku sugan Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa xukun toogasho ah ku fuliyey lix nin oo ay ku eedeeyeen inay ka tirsanaayeen Al-Shabaab. Lixda nin ayaa ka mid ahaa sagaal qof oo ay Ciidamada amaanka ku hayeen xabsi ku yaalla Baardheere, waxaana saraakiisha Ciidanka ay sheegeen in iyagoo aan maxkamad [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/milateriga-somalia-oo-maxkamad-laaan-toogtay-lix-nin-oo-shabaab-ah-magacyadooda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-01T11:51:23+00:00","og_image":[{"width":327,"height":154,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/LATES1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/milateriga-somalia-oo-maxkamad-laaan-toogtay-lix-nin-oo-shabaab-ah-magacyadooda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/milateriga-somalia-oo-maxkamad-laaan-toogtay-lix-nin-oo-shabaab-ah-magacyadooda\/","name":"Milateriga Somalia oo Maxkamad la\u2019aan toogtay lix nin oo shabaab ah +Magacyadooda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/milateriga-somalia-oo-maxkamad-laaan-toogtay-lix-nin-oo-shabaab-ah-magacyadooda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/milateriga-somalia-oo-maxkamad-laaan-toogtay-lix-nin-oo-shabaab-ah-magacyadooda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/LATES1.jpg","datePublished":"2019-01-01T11:51:23+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/milateriga-somalia-oo-maxkamad-laaan-toogtay-lix-nin-oo-shabaab-ah-magacyadooda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/milateriga-somalia-oo-maxkamad-laaan-toogtay-lix-nin-oo-shabaab-ah-magacyadooda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/milateriga-somalia-oo-maxkamad-laaan-toogtay-lix-nin-oo-shabaab-ah-magacyadooda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/LATES1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/LATES1.jpg","width":327,"height":154},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/milateriga-somalia-oo-maxkamad-laaan-toogtay-lix-nin-oo-shabaab-ah-magacyadooda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Milateriga Somalia oo Maxkamad la\u2019aan toogtay lix nin oo shabaab ah +Magacyadooda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121574"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=121574"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121574\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":121576,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121574\/revisions\/121576"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/121575"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=121574"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=121574"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=121574"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}