{"id":121577,"date":"2019-01-01T14:11:39","date_gmt":"2019-01-01T12:11:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=121577"},"modified":"2019-01-01T14:11:39","modified_gmt":"2019-01-01T12:11:39","slug":"kader-khan-oo-geeriyoodayvideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kader-khan-oo-geeriyoodayvideo\/","title":{"rendered":"Kader Khan oo geeriyooday+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Sida uu ku soo warramay wargeyska The Hindustan Times oo kamid ah wargesyada ugu afka dheer dalka Hindiya, Jilaaga caanka ah ee reer Hindiya, Khadar Khan oo in muddo ah ku xanuunsanaa dalka Canada ayaa geeriyooday.<\/p>\n<p>Qader Khan oo heystay diinta Islaamka ayaa maqaam sare kaga jiray fanka dalka Hindiya, waxaana uu ka qeyb qaatay tobanaan filim oo Hindi ah.<\/p>\n<p>Wiil uu dhalay jilaaga oo lagu magacaabo Sarfaraz ayaa warbaahinta dalka Hindiya u xaqiijiyay in aabihii uu geeriyooday.<\/p>\n<p>\u201dAabahay waxaa uu geeriyooday 31 bishii Disembar, lixdii galabnimo xiliga wadanka Canada, waxaana uu isbitalka ku jiray 16-17 isbuuc, waxaana lagu aasi doonaa Canada\u201d. Sidaasi waxaa yiri Sarfaraz.<\/p>\n<p>Khan iyo qoyskiisa ayaa sannadihii dambe ku noola dalka Canada, waxaana intii aanan la geynin isbitalka uu ka sheeganayay caabuq dhanka feeraha ah. Qadar Khan ayaa caan ku ahaa majaajilada aflaanta Hindiga, waxaana aad loogu xusuusta doorkii uu ku lahaa aflaan badan oo caan ah si weynna loo daawaday, kuwaasi oo lagu jilay dalka Hindiya.<\/p>\n<p>Khan ayaa inta badan jili jiray madadaalada aflaanta, isagoo na mararka qaar aflaanta ku jili jilay qaab waalidnimo iyo buracdnimo ah.<\/p>\n<p>Khadar Khan oo dhashay sannadkii 1937, asal ahaan na ka soo jeeda magaalada Kabul ee dalka Afghanistan ayaa wakhtigiisa ugu badan kusoo qaatay dalka Hindiya, waxaana uu sidoo kale heystay dhalashada dalka Canada.<\/p>\n<p>Geerida Khadar Khan ayaa waxaa ka tacsiyadeeyay jilayaal caan ah oo uu kamid yahay Amitab Bachchan oo soomaalidu ay u taqaano Cali dheere.<\/p>\n<p>\u201dWaa war aad looga naxo, waxaana ka tcasiyeynayaa geerida ku timid Khadar Khan\u201d. Ayuu yiri Amitab Bachchan.<\/p>\n<p>Sidoo kale dhimashada Qader Khan ayaa waxaa ka tacsiyadeeyay Akshay Kumar oo kamid ah jilayaal badan oo caan ah, kuwaasi oo la soo shaqeeyay, Waxaana uu aflaan kala duwan la soo jilay jilayaal ay kamid yihiin Govinda, Amitab Bachchan, Akshay Kumar iyo Sunnil sheety.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.indiatoday.in\/video\/Movies\/embed\/MTQyMTA0Mw==\" width=\"850\" height=\"796\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" data-mce-type=\"bookmark\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/1ktG0URPpdc\" width=\"850\" height=\"750\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida uu ku soo warramay wargeyska The Hindustan Times oo kamid ah wargesyada ugu afka dheer dalka Hindiya, Jilaaga caanka ah ee reer Hindiya, Khadar Khan oo in muddo ah ku xanuunsanaa dalka Canada ayaa geeriyooday. Qader Khan oo heystay diinta Islaamka ayaa maqaam sare kaga jiray fanka dalka Hindiya, waxaana uu ka qeyb qaatay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":121580,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-121577","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kader Khan oo geeriyooday+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kader-khan-oo-geeriyoodayvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kader Khan oo geeriyooday+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sida uu ku soo warramay wargeyska The Hindustan Times oo kamid ah wargesyada ugu afka dheer dalka Hindiya, Jilaaga caanka ah ee reer Hindiya, Khadar Khan oo in muddo ah ku xanuunsanaa dalka Canada ayaa geeriyooday. Qader Khan oo heystay diinta Islaamka ayaa maqaam sare kaga jiray fanka dalka Hindiya, waxaana uu ka qeyb qaatay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kader-khan-oo-geeriyoodayvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-01T12:11:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/kader-khan.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kader-khan-oo-geeriyoodayvideo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kader-khan-oo-geeriyoodayvideo\/\",\"name\":\"Kader Khan oo geeriyooday+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kader-khan-oo-geeriyoodayvideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kader-khan-oo-geeriyoodayvideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/kader-khan.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-01T12:11:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kader-khan-oo-geeriyoodayvideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kader-khan-oo-geeriyoodayvideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kader-khan-oo-geeriyoodayvideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/kader-khan.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/kader-khan.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kader-khan-oo-geeriyoodayvideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kader Khan oo geeriyooday+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kader Khan oo geeriyooday+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kader-khan-oo-geeriyoodayvideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kader Khan oo geeriyooday+VIDEO - Wardoon","og_description":"Sida uu ku soo warramay wargeyska The Hindustan Times oo kamid ah wargesyada ugu afka dheer dalka Hindiya, Jilaaga caanka ah ee reer Hindiya, Khadar Khan oo in muddo ah ku xanuunsanaa dalka Canada ayaa geeriyooday. Qader Khan oo heystay diinta Islaamka ayaa maqaam sare kaga jiray fanka dalka Hindiya, waxaana uu ka qeyb qaatay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kader-khan-oo-geeriyoodayvideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-01T12:11:39+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/kader-khan.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kader-khan-oo-geeriyoodayvideo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kader-khan-oo-geeriyoodayvideo\/","name":"Kader Khan oo geeriyooday+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kader-khan-oo-geeriyoodayvideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kader-khan-oo-geeriyoodayvideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/kader-khan.jpg","datePublished":"2019-01-01T12:11:39+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kader-khan-oo-geeriyoodayvideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kader-khan-oo-geeriyoodayvideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kader-khan-oo-geeriyoodayvideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/kader-khan.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/kader-khan.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kader-khan-oo-geeriyoodayvideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kader Khan oo geeriyooday+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121577"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=121577"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121577\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":121579,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121577\/revisions\/121579"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/121580"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=121577"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=121577"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=121577"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}